Madaxweyne Afrikan ah oo Raadinaya Musharax uu ku taageero kursiga uu ka degayo

Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari, ayaa weli ka fikiraya musharax uu ka door bidi lahaa xisbiga talada haya ee All Progressive Party (APC) si uu xilka kala wareego, sida uu sheegay afhayeenkiisa Isniintii, maalin ka hor shirweynaha lagu soo dooranayo musharaxa xisbigan uga qeybgeli lahaa doorashada madaxweynaha ee sanadka soo sosocda. Madaxweyne ku xigeenka Yemi … Continue reading Madaxweyne Afrikan ah oo Raadinaya Musharax uu ku taageero kursiga uu ka degayo